
Daweynta Gaaska (gastritis) iyo Cunnooyinka uwanaagsan (medications of gastritis and appropriate foods)
Daawaynta Gaaska (Gastritis)dhanka dawada: Si loo daweeyo dhibaatooyinka uu keenay gaasku iyo calaamadaha uu qofku dareemayo dawoyinkaan ayaa lagama maarmaan ah: Omeprazole, Lansoprozole, Eprix, Dompridone, Aluminum sulfate , Misoprostol, Metronidazole